Roob guryo ku burburiyay Degmada Xawaadley ee gobolka shabellaha dhexe

0
24

Baladweyne (Radio Beerlula)-Degmada Xawaadley ee gobolka shabellaha dhexe ayaa waxaa sameyn xoogan ku yeshay Roobka Guga ee ka da,ay degmadaasi

Roobka ayaa  sameyn u geystay dadka ku nool  xaafado ka tirsa degmada kaas oo bur buriyay guriyo badan.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.