kulan looga hadlayay kor u qaadista kaabayaasha dhaqaalaha oo lagu qabtay Boosaaso.

0
18

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Bosaaso ee Xarunta Gobalka Bari maamulka Puntaland ayaa lagu qabtay kulan looga hadlaayay sida loo hormarin karo kabayaasha dhaqaalaha magaladaasi iyo kawada shaqeeynta nabd galyada.

kulankaan ayaa waxaa ka qeyb galay Xubno ka tirsan golayasha degaanka maamulka magaalada bosaaso iyo qar kamid ah Bulshada magaalada.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq.