Inkabadan 80 ,qoys oo Gaalkacyo loogu qeeybiyay haamaha gaaska ee raashiinka lagu kariyo.

0
161

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada doowlad goboleedka Puntland oo kaashanaysa dawladda hoose ee magaalada Gaalkacyo ayaa 80 ,qoys u qaybisay haamaha gaaska iyo qalabka kale oo raashinka kariskiisa loo isticmaalo si looga hortago xaalufinta dhirta.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.