Isku Aadka Wareega 8da Copa America oo lasoo Saaray

0
363

Baladweyne(Radio Beerlula)- Waxaa  soo idlaaday wareega group-yada tartanka Qaramada Latin America ee Copa America iyadoo sideed kooxood ay isagu soo hareen wareega sideed dhamaadka

Uruguay ayaa xalay kaalinta 1aad uga soo baxday Group C ka dib markii ay 1-0 ku uga Adkaadeen xulka Chile

Japan oo rajo ka laheyd inay kaalinta seddexaad ku soo baxdo ayaa barbaro 1-1 kala kulantay xulka Ecuador iyadoo labada xulba ay ku hareen wareega group-yada.

 waxaa dhameystirmay isku aadka wareega sideed dhamaadka Copa America oo bilaaban doona 27ka bishaan Juun.

Isku Aadka Wareega 8da Copa America:

27ka Juun – Brazil vs Paraguay.

28ka Juun – Venezuela vs Argentina.

28ka Juun – Colombia vs Chile.

29ka Juun – Uruguay vs Peru.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here