kooxda Holac oo 5-3 uga badisay kooxda Baladweyne City.

0
55
Baladweyne (Radio Beerlula)-Kooxda holac ayaa ka reebtay kooxda Baladweyne City  tartanka Ramadaan Cup ee Baladweyne kadib markii kooxda Holac ay  5- iyo 3 uga badisay kooxda Baladweyne City.
Kooxda Holac ayaa kamid ah kooxda loosaadalinayo koobka ramadan kaab ee kasocda garoonka Buulaxaableey xaafada Xaawo taako ee Baladweyne.