kooxaha Midnimo iyo Sikomba oo kawada dhisan Baladweyne oo ku kalabaxay 4- iyo 4

0
74

Baladweyne(Radio Beerlula)-Garoonka buulaxaableey ee magaalada Baladweyne waxaa si habsami leh ugu socdo tartanka Ramadaan Cup oo loo qabtay Kooxaha ka dhisan Magaalada Baladweyne.

Galabta waxaa fooda is daray  Kooxaha Sikomba iyo Midnimo

 

Labada koox ayaa waxa ay soo bandhigeen ciyaar aad u qurux badan oo koox waliba ay dooneysay in guul gaarto  waxaana markii danbe ciyaarta kusoo idlaatay  4- iyo 4