Tababarka wariyaasha Radio Beerlula loogu soo gabagabeeyay Baladweyne

0
37

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan ayaa lagu soo gabagabeeyay tababar 4 maalmood u socday Wariyaasha Idaacadda Beerlula.

Tababarkan ayaa lagu baranayay anshaxa warbaahinta, qaadista wareysiyadda, tabinta sheekooyinka iyo dheela tirka codadka.

warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin