Wasaaradda gargaarka Jubbaland oo lagu wareejiyay deeq raashiin ah

0
58

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Jubbaland ayaa mamulka Dekada kismaayo kala wareegtay 4000 tan oo isugu jiray timir iyo raashin islamariana ka timid Hayada maaraynta musiiboyinka ee SODMA.

Suleymaan Sheekh Ibraahim oo ku hadlaayey Afka maamulka dekada Kismaayo ayaa ka war bixiyey deeqdan.

warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan