Maamulka Degmada Xeraale oo ku guulaystay furitaanka wadooyin xirnaa.

0
46

Baladweyne (Radio Beerlula)-Maamulka Degmada xeraale ee gobalka mudug ayaa Bilaabay dhisamaha Wadooyinka laami ah kuwaasi oo muhiim u ah isku socadka gadiidka iyo Dadweynaha .

wadooyinka dhismaha lagu bilaabay ayaa garayo ilaa labo wado oo ku yaalo gudaha magaaalada xeraale kuwaasi oo hori an u helin dib u dayac tir islamarkaana uu ka muuqday burbur xoogan.

warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.