kooxda iskuulka Ramadaan ee Baladweyne oo lagu dubtay garoonka Laqanayo

0
313

Baladweyne(Radio Beerlula)- kooxaha iskuullada Ramadaan iyo Xaawo Taako ee magaalada Baladweyne ayaa fooda isku daray garoonka kubadda cagta Laqanayo.

labada kooxood ayaa soo bandhigay ciyaar xiiso badan, waxana daawanayay boqolaal dad ah oo kala yimid xaafaddaha magaalada Baladweyne.

kooxda iskuulka Xaawo Taako ayaa 3-0 uga badisay kooxda ka socotay iskuulka Ramadaan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here