kulamada Group D ee Koobka qaramada Afrika oo bilowday

0
379

Baladweyne(Radio Beerlula)- Labo kulan oo ka tirsan tartankan qaaradda Qaramada Afrika 2019  Ayaa Haatan Biloowday  Waxaana aay kuwada jiraan Group D

Kooxaha Ciyaartoodu Bilaabay ayaa kala ah

Namibia iyo Ivory Coast.

South Africa iyo  Morocco.

Sidoo Kale 10:00 Habeenimo: laba kulan ka tirsan Group C ee koobka qarammada qaaradda Afrika 2019 Ayaa Laciyaari Doona  Kuwaasi oo u noqonaya Group C  Gabagabo

Waxaa kulmaya xulalka kala ah

Kenya iyo Senegal,

Tanzania iyo  Algeria.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here