Kulan looga hadlayay xaaladda dadka naafadda ee Jubbaland oo lagu qabtay Magaalada Kismaayo.

0
33

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Kulankan oo lagu qabtay magaalada Kismaayo ayaa looga hadlayay sidii ay iskugu xirnaalahaayeen naaafada Jubbaland sidoo kalane ay u yeelan lahaayeen goob ay kumideysanyihiin oo lagu caawiyo.

Kulanka ayaa waxaa soo qaban qaabiyay mu,asasada Abuubakar Al-sadiiq.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.