kulan looga hadlayo ammaanka oo lagu qabtay Baladweyne

0
324

Baladweyne(Radio Beerlula)- Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare, guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan Cali Maxamed Carale, saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa ka qeyb galay kulan looga hadlayo ammaanka gobolka Hiiraan oo lagu qabtay xerada lama galay ee magaalada Baladweyne.

Kulanka ayaa sidoo kale looga hadlay diyaar garowga munaasabaddaha maalmaha xoriyada oo fooda nagu soo haya.

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Maxamed Caraale ayaa ka waramaya ahmiyadda kulankan.

Warbixintan waxaa noo haya Aadan Cabdi Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here