Kulan looga hadlayo dardar gelinta doorashada guddoomiyaha ururka dhalinyarada gobolka Hiiraan oo lagu qabtay Baladweyne.

0
348

Baladweyne(Radio Beerlula)- Guddiga doorashada guddoomiyaha ururka dhalinyarada gobolka Hiiraan oo kulan ku yeeshay magaalada Baladweyne ayaa ku dhawaaqay qaabka ay u dhaceyso doorashada iyo xiliga ay ku eeg tahay diwaangelinta musharixiinta.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdulqaadir Cumar Ibraahim Nadaara.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here