Ugaas Xassan Ugaas khaalif oo shacabka reer Hiiraan ka dalbaday inay ka shaqeeyaan nabadda.

0
386

Baladweyne(Radio Beerlula)- Ugaas Xassan Ugaas khaalif oo ka mid ah duubabka dhaqanka gobolka Hiiraan ayaa magaalada Baladweyne kulan kula qaatay waxgaradka gobolka ayaa ka dalbaday inay ka shaqeeyaan nabadda.

Ugaas Xassan ayaa kula dardaarmay odayaasha dhaqanka inay muhiim tahay in laga wada shaqeeyo nabadd.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here