Baladweyne (Radio Beerlula)-Sanad walba 31 may Waxaa guud ahaan caalamka laga xusaa maalinta tubaakadda Adduunka iyadoo looga hadlo Ka ilaalinta dhalinyarada khalkhalgelinta waxsoosaarka iyo kahortagga tobaakada.
Qiyaastii 6 milyan oo qof ayaa u dhinta xanuunnada la xiriira tubaakada sannad kasta Tiradaasna waxaa la saadaalinayaa inay kor u kacdo in ka badan 8 milyan sanadka 2030
Warbixintan waxaa soo jeedineysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.