Maamulka degmada Luuq oo meel fagaara ah ku gubay wax yaabaha maanka dooriya

0
86

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Maamulka degmada Luuq iyo ciidanka Booliska degmada oo Iskaashanaayo ayaa meel fagaara ah ku gubay wax yaabaha maanka dooriya Sida Khamri Xashiish iyo Kaniiniga Daraami Door kuwaas oo lagu soo qabtay Howlgal aay Ciidmada sameeyeen.

Maandooriyahaan La Gubay ayaa laga soo Helay Xaruma Ganacsi oo ku yaalo Degmada luuq ee Gobalka Gedo Maamulka Jubalaand.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweys Isaaq.