Shir looga hadlayay Kaluumeeysiga oo lagu qabtay Kismaayo

0
42

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta daah furay shirka 2-aad ee golaha maamulka iyo
horumarinta Kalluumaysiga oo lagu qabtay magaalada Kismaayo.

Shirkan ayaa waxaa looga hadlayaa sida looga faa’iideysan karo khayraadka Baddeena waxaana kasoo qayb galay wasiirada Wasaaradaha Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee heer federaal, heer stete iyo gobolka Banaadir.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan.