Maamulka degmada Matabaan oo dib u dhis ku sameeyay buundo muhiim ah

0
555

Baladweyne(Radio Beerlula)- maamulka degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ayaa dib u dayactir ku sameeyay buundo ku taala inta u dhaxeysa Baladweyne iyo Matabaan oo burbur ku yimid.

Cabdulqaadir Cumar Ibraahim Nadaara ayaa warbixintan noo haya.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here