Madaxweynaha Soomaaliya oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjiriyaal

0
278

Baladweyne(Radio Beerlula)-Madaxweynaha Soomaaliya  Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjirayaasha cusub ee dalalka India iyo Nigeria ee Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa danjirayaasha cusub u ballan qaaday inay wadashaqayn fiican iyo soo dhaweyn diirran kala kulmi doonaan Dowladda Federaalka iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed.

Agaasimaha qeybta warfaafinta madaxtooyada Soomaaliya Cabdinuur Maxamed Axmed ayaa ka waramaya kulamo dhaxmaray madaxweynaha iyo labada danjire.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here