Tababar loogu baranayo ka hortaga xanaaqa oo ka furmay Muqdisho

0
396

Baladweyne(Radio Beerlula)- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) ayaa aqalka dowlada hoose ee Xamar ka daah furay Tababar soconaya muddo shan-cisho, kaas oo lagu baranayo ka hortaga waxyaabaha sababa isku-dhaca ama xanaaqa  iyo Maareenta Mashaariicda.

Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan ayaa kula dardaarmay xubnaha ka qeyb galaya tababarkan inay ka faa’idstan.

Warbixintan waxaa noo heysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here