Mashruuc biyo dhaamin ah oo socon doona muddo saddex bilood ah oo laga daah furay Baladweyne

0
341

Baladweyne(Radio Beerlula)- Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa laga daah furay mashruuc biyo dhaamin ah oo socon doona muddo saddex bilood ah iyadoona mashruucan ay daah furtay wasaaradda tamarta iyo biyaha Hirshabeelle.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdulqaadir Cumar Ibraahim Nadaara.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here