Muhammadu Buhari oo markii labaad loo dhaariyay madaxweynaha Nigeria

0
419

Baladweyne(Radio Beerlula)- Madaxweynaha Nigeria, Muhammadu Buhari, ayaa mar labaad maanta loo dhaariyay xilka madaxtinimada kaddib guushiisi doorashada bishii Febraayo.

Mr Buhari oo 76 jir ah  ayaa caafimaadkiisa in muddo ah uu ahaa mid fiicneyn .

Wuxuu ballanqaaday inuu sii wadi doono ololihiisa la dagaallanka musuqmaasuqa afarta sano ee soo socota ee xilka uu hayn doono.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here