Baladweyne ( Radio Beerlula )-Munasabadan ay ku qalin jabinayeen arday dhameysay fasalka sideedaad ee dugsiga hoose dhexe ee Al-Nuur ayaa lagu qabtay degmada Ceeldaahir ee hoos yimaada Gobalka Bari.
Waxaana munaasabada ka soo qeyb galay maamulka iskuulka , waalidiin, Macalimiin, Dhalinyaro, arday , iyo qaybaha kale ee bulshada.
Warbixintaan waxa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.