Qoysas xaalad nolol xumo ku heysato duleedka afgooye oo codsaday in gurmad lala soo gaaro

0
46

Baladweyne ( Radio Beerlula )–Qoysaskan oo ku mid ah Dadkii dhawaan kasoo barakacay Deegaanada Dhaca Xeebta Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa xaalada nolal xuma ku haysata degaanka jaziira ee Degmada Afgooye .

Qoysaskaan ayaa degan guryo ka sameysan kartooman iyo baco la isku geeyay kuwaasoo aan celin Karin dhibicda roobka, qaboowga iyo kululayalka.

Warkan waxaa inoo haya sacdiya Maxamed Maxamuud.