Wariyaasha Radio Beerlula oo tababar looga furay Beledweyne

0
69

Baladweyne ( Radio Beerlula )–Tababarkan oo lagu baran doono sida loo qaado wareysiyadda, sameynta sheekooyin xiiso badan, anshaxa warbaahinta ayaa loo furay shaqaalaha idaacadda Beerlula ee magaalada Baladweyne kaasoo socon doona muddo afar maalmood ah.

Qabashada tababarkan ayaa looga golleeyahay sidii kor loogu qaadi lahaa xirfadda saxafiyiinta idaacadda si ay u soo saran sheekooyin iyo barnaamijyo xiiso galiya dhageystayasheenna.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal daahir Waaneey