Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo daah furay habka Online-ka ee diiwaan-gelinta ganacsiga

0
326

Baladweyne(Radio Beerlula)- Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta daah-furay Habka Online-ka ee Diiwaan-gelinta Ganacsiga oo ay diyaarisay wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha.

Wasiirka ganacsiga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir mareeya ayaa ka waramaya ahmiyadda habkan.

Ra’iisul Wasaare Khayre sheegay  in habkan cusub ee diwaangelinta ganacsi uu door ka qaadanayo kobccinta dhaqaalaha iyo in abuurmaan shaqooyin badan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here