Saddex kooxod oo ka qeyb galaya tartanka ka socda Baladweyne oo ganax la dul dhigay

0
409

Baladweyne(Radio Beerlula)- Guddiga garsoorka gobolka Hiiraan ayaa ganax kala duwan dul dhigay saddex koooxood oo ka mid ah kooxaha ka qeyb galaya tartanka kubadda cagta ee ka socda magaalada Baladweyne.

Madaxa guddiga garsoorka gobolka Hiiraan Cabdirisaaq Cabdulle Canshuur ayaa Radio Beerlula uga waramay ganaxan ay dul dhigeen saddexdan kooxood, iyo waxyabaha lagu ganaxay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here