Shir looga hadlayo awood siina haweenka oo ka furmay Muqdisho

0
292

Baladweyne(Radio Beerlula)- Magaalada Muqdisho ayaa maanta lagu  qabtay shirka qaran ee horudhaca wada tashiga arimaha haweenka  oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda Haweenka Iyo horumarinta  xuquuqda Aadanaha xukuumada federaalka Soomaaliya.

Shirkan oo socon doona muddo labo maalmood ah waxaa  furitaankiisa  ka qeyb galay agaasimaha guud ee wasaarada haweenka, xubno ka socday wasaaradaha haweenka maamul goboleedyada ururada bulshada iyo marti sharaf kale.

Warbixinta waxaa noo diyaariyay Cabdulqaadir Cumar Ibraahim Nadaara.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here