Taliyihii ciidamada booliska gobolka Hiiraan oo maanta lagu aasay Baladweyne.

0
337

Baladweyne(Radio Beerlula)- Wasiiro, xildhibaano ka tirsan maamulka hirshabeelle, saraakiisha ciidamada AMISOM iyo kuwa dowlada Soomaaliya, waxgarad iyo qeybaha kala duwan ee bulshada baladweyne ayaa ka qeyb galay Aaska allaha u naxariistee taliyahii qeybta booliska  gobolka Hiiraan  Gaashanle dhexe Maxamed Macow Xalane oo maanta  lagu aasay qabuuraha Guufaale ee magaalada Baladweyne.

Warbixintan waxaa noo haya Aadan Cabdi Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here