Tartan kubadda cagta ah oo lagu soo gaba-gabeeyay Muqdisho.

0
16

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Muqdisho ee xarunta Dalka Soomaaliya ayaa lagu soo gabagabeeyay tartanka kubada cagta kaasi oo ka socday Garoonka Banaadir ee degmada Deeyniile

Xiritaanka tartanka kubada cagta ayaa waxaa kasoo qaybgalay gudoomiyaasha degmooyiinla gobalka Banaadir, Bahda Ciyaaraha, iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal daahir Waaneey