Sara u kac ku yimid qiimaha qudaarta suuqyada Jowhar

0
18

Baladweyne (Radio Beerlula)-Waxaa sakarac uu ku yimid qiimaha la iibiyo qudaarta suuqyada magaalada jowhar ee caasimada maamulka Hirshabeelle kadib markii wax soo saarka beralayda magaaladaasi oo hoos u dhac ku yimid.

qudaarta qiimaha la iibiyo uu sara u kaca sameeyay ayaa waxaa kamid ah Barandhada,muuska,Basasha iyo yaanyada kuwaasi oo aad loogu isticmaala Magaalada jowhar.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys.