Tartan kubadda cagta oo lagu soo gaba gabeeyay Buula burde

0
331

Baladweyne(Radio Beerlula)- Magaalada Buula burde ee gobolka Hiiraan ayaa lagu soo gaba gabeeyay tartan
ku badda cagta oo loogu talo galay is dhaxgalka bulshada.

Tartankan kubada cagta ayaa waxaa ka qeyb galay 16 kooxood oo ka dhisan
magaalada Buula burde kaasoo socday muddo 15 maalmood ah.

Kooxda kubadda cagta Bagabeeso ayaa ku guuleystay tartanka iyadoona
kaalinta labaad ay galeen kooxda Libaaxyada.

Guddoomiyaha ururka dhalinyarada gobolka Hiiraan Maxamed Cabdulahi Buraale
iyo duqa magaalada Buula burde Maxamed fiidow cawale ayaa bogaadiyay
tartanka.

Warbixintan waxaa noo heysa Xaawo Luul Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here