Xildhibaannada labad gole oo maanta ansixiyay wax ka beddelka dastuurka

0
65

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Xildhibaanada labada gole ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay wax ka beddelka dastuurka, iyadoona xildhibaanadu u codeeyeen afarta cutub ee ugu horreysay dastuurka.

Xildhibaanada ayaa marka hore mid mid u meel mariyay afarta cutub ee wax laga beddalay, kuwaas oo labadii bilood ee lasoo dhaafay ay ka doodayeen mudanayaashu.

Warkan waxaa ino haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq