Bulshada magaalada Tog-wajaale oo codsaday in lagala qeybqaato Dayactir ka masjid guud ee magaaladaasi

0
62

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Gudiga gacanta ku haaya dhismaha Masjidka Al-Raxma ee Tog-Wajaale ayaa bulshada iyo dadka muxsiniinta ugu baaqay in ay ka qayb qaataan Dhismaha iyo dayactirka Masaajidka.

Dhismahaan masjidka Al-Raxma ayaa Waxaa bilaabay gudiga Masjidka iyo qaar kamid bulshada ku nool magaalada Tog-Wajaale kaasi oo loogu talagalay in lagu barto diinta Islaamka.

Warkan waxaa ino haya Bilaal daahir Waaneey