Xulka Qaranka Peru oo saddex iyo Eber uga badiyay Chile

0
328

Baladweyne(Radio Beerlula)- Xulka Qaranka  Peru ayaa Wadanka Chile Xalay uga Badiyay 0-3 Ciyaar ka tirsaneed COPA AMERICA.

Sadaxda Gool waxaa Xulka Peru ukala Dhaliyay Ciyaartooyda.
E.Flores Daqiiqadii 21 Aad.
Y.Yotun   Daqiiadii 38 aad.
PGuerrero Daqiqadii 92 aad.
Xulka Peru 44 Sano kadib ayuu Gaaray Finalka COPA AMERICA.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here