25 C
Beledweyne
Sunday, September 8, 2024

Warka Habeenimo ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka habeenimo ee  Radio Beerlula, waxana soo jeedinaya Maxamed Cabdi...

Militariga Suudaan oo xilka ka tuuray Al bashiir iyo go’aano ay soo saareen.

Baladweyne(Radio Beerlula)- Wasiirka gaashaan dhigga ee Sudan ahna madaxa taliska milatariga Cawad Maxamed Axmed Bin Cawf oo  shir jaraa'id  ku qabtay magaalada khartum ayaa...

Warka Subaxnimo ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee  Radio Beerlula, waxana soo jeedinaya Maxamed Cabdi...

Maamulka gobolka Banaadir oo biyo dhaamin ka sameeyay deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud.

Baladweyne(Radio Beerlula)- Xubno ka tirsan maamulka gobolka Banaadir ayaa deeq biyo ah gaarsiiyay deegaano hoos taga magaalada dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud. Warbixintan waxaa  noo haya...

Munaasabad qalin jabin ah oo Baladweyne loogu qabtay ardey dhameysay xifitinta qur’aanka kariim-ka.

Baladweyne(Radio Beerlula)- Munaasbadan oo aheyd mid ahy kuqalinjibanayeen inkabadan 25 arday oo dhameysatay xiftinta Qur’aanka kariimka islamarkaana ka aflaxay madrasada Ubaya Bikacab ee magaalada...

Sara u kac ku yimid qiimaha la iibiyo balka ee Baladweyne

Baladweyne(Radio Beerlula)- Qiimaha la iibiyo balka suuqyada magaalada Baladweyne ayaa sara u kac laga dareemaya kadib markii uu biyo yareeyay webiga shabeelle ee dhaxmara...

Bangi malaayiin lacag ah looga dhacay Cagafcagaf

Baladweyne(Radio Beerlula)-Falalka dhaca ah ee loo geysto bangiyada ayaa inta badan loo adeegsadaa hub iyo siyaabo kale oo lagu jabsado sanduuqyada lacagta, hase yeeshee...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo ka codsaday dowladda Soomaaliya inay itoobiya kala hadasho mareynta biyaha webiga...

Baladweyne(Radio Beerlula)- Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle  Maxamed Cabdi Waare ayaa magaalada Jowhar ka Daah furay mashruuca Bandhiga Tijaabada Bariiska oo qorshuhu yahay in lagu...

Warka Habeenimo ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka habeenimo ee  Radio Beerlula, waxana soo jeedinaya Maxamed Cabdi...

Shirka shanaad ee golaha sharci dajinta dalka oo lagu soo gaba gabeeyay Garoowe iyo...

Baladweyne(Radio Beerlula)- Shirka shanaad ee golaha sharci dajinta dalka oo muddo saddex maalmood ah ka socday magaalada Garoowe islamarkana ay ka qeyb galeen guddoomiye...