28 C
Beledweyne
Monday, September 16, 2024

Daraasad laga sameeyay sameynta ka dhalatay isticmaal la’aanta lacagta shilinka Soomaaliga ee Baladweyne

Baladweyne(Radio Beerlula)- Dhalinyaro baratay cilmiga dhaqaalaha oo ku sugan magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan  ayaa daraasad ka sameeyay saameynta ka dhalatay isticmaal la’aanta...

Xildhibaan isu casilay rooti uu xaday

Baladweyne(Radio Beerlula)- Xubin ka tirsan xildhibaannada Slovenian ayaa xilka ka dagay ka dib markii uu dukaan ka xaday rooti la jeexay oo la dhex...

Warka Subaxnimo ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa warka Subaxnimo  ee  Radio Beerlula, waxana soo jeedinaya Maxamed Cabdi...

RW Kheyre oo la kulmay guddiga badbaadinta iyo soo celinta hantida qaranka

Baladweyne(Radio Beerlula)- Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya  Xasan Cali Khayre, ayaa kulankiisii ugu horreeyay  la qaatay guddiga badbaadinta iyo soo celinta hantida qaranka. Xasan Cali...

10 ardey oo baratay qur’aanka kariimka oo shahaadooyin lagu guddoonsiyay Baladweyne

Baladweyne(Radio Beerlula)- Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay munaasabad shahaadooyin lagu guddoonsinayay 10 ardey oo bartay qur'aanka kariimka. Warbixintan waxaa noo haya...

Baladweyne oo laga hirgeliyay goobo lagu qurxiyo haweenka

Baladweyne(Radio Beerlula)- Goobo inta badan lagu qurxiyo haweenka islamarkana faa’ido badan ka heleen gabdhaha ayaa laga hirgeliyay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Qaar ka...

Warka Habeenimo ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa warka habeenimo  ee  Radio Beerlula, waxana soo jeedinaya Maxamed Cabdi...

Madaxweynaha Soomaaliya oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjiriyaal

Baladweyne(Radio Beerlula)-Madaxweynaha Soomaaliya  Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjirayaasha cusub ee dalalka India iyo Nigeria ee Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa danjirayaasha cusub u...

Tababar loogu baranayo ka hortaga xanaaqa oo ka furmay Muqdisho

Baladweyne(Radio Beerlula)- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) ayaa aqalka dowlada hoose ee Xamar ka daah furay Tababar soconaya...

Warka Subaxnimo ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa warka Subaxnimo  ee  Radio Beerlula, waxana soo jeedinaya Maxamed Cabdi...