Malaayin lacag ah oo lagu qoray eray khalad ah

0
354

Baladweyne(Radio Beerlula)- Lacagta dalka Australia ee 50-ka doolar ayaa waxa lagu arkay khalad kadib markii la daabacay.

Bangiga dalka Australia ee RBA ayaa ereyga ma’uuliyad si khalad ah ugu daabacay lacagta oo gaaraysa maalaayiin doolar.

Bangiga  ayaa xaqiijiyey khaladka  dhacday la sixi doono lacagaha kale ee mustaqbalka la daabici doono.

Balse hadda, ku dhawaad 46 milyan oo lacagahan ah ayaa laga isticmaalaya gudaha dalka.

Muddo lix bilood ah ayey qaadatay in la ogaado in lacagta uu ku qoran yahay eray khalad ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here