Xubno ka tirsan maamulada Hirshabeelle iyo dowladda deegaanka Soomaalida oo ka wada hadlay adkeynta ammaanka iyo dib u heshisiinta

0
373

Baladweyne(Radio Beerlula)- Wasiirka dib u heshisiinta Hirshabeelle Cabdikariin Cali Nuur ayaa magaalada Feerfeer oo ku taalla xadka kala qeybiya dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya kula kulmay maamulka Feer-feer ee dowlad deegaanka Soomaalida, iyagoo ka wada hadlay ammaanka iyo dib u heshisiinta.

Warbixintan waxaa noo haya Aadan Cabdi Axmed.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here