Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Chelsea iyo Southampton ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

0
280

Baladweyne (Radio Beerlula)-Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Chelsea iyo Southampton ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Chelsea ayaa u safraysa caawa Southampton kulanka furitaanka wareega shanaad ee Premier League 2022-23, Blues ayaa doonaya inay sii wadaan guulaha kaddib markii ay tobban ciyaartoy kaga soo adkaadeen Leicester City Sabtidii.

Dhinacooda Saints ayaa doonaya guul ay kusoo laabtaan maadaama oo ay Sabtidii guuldarro 0-1 ah kala kulmeen Manchester United oo marti u ahayd.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Southampton XI: M. Elyounoussi, Ward-Prowse, A. Armstrong, Perraud, Adams, Walker-Peters, I. Diallo, Mohammed Salisu, G. Bazunu, Bella-Kotchap, R. Lavia.

Subs: Walcott, McCarthy, Armstrong, Bednarek, J. Ayodele-Aribo, Lyanco, Valery, Djenepo, S. Mara.

Chelsea XI: Thiago Silva, Azpilicueta, Koulibaly, Sterling, Jorginho, E. Mendy, Ziyech, Loftus-Cheek, Cucurella, Mount, Havertz.

Subs: Kovacic, Kepa, Chilwell, Pulisic, Ampadu, Gilmour, A. Broja, C. Chukwuemeka, H. Vale.