Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan ayaa lagu soo gabagabeeyay tababar 4 maalmood u socday Wariyaasha Idaacadda Beerlula.
Tababarkan ayaa lagu baranayay anshaxa warbaahinta, qaadista wareysiyadda, tabinta sheekooyinka iyo dheela tirka codadka.
warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin