Belgium Vs Canada : Markii Ugu Horeeysay 36 Sano Ka Dib Ayay Canada Ciyaareysaa Koobka Aduunka

0
137

Baladweyne (Radio Beerlula)-Canada ayaa kulan adag waxa ay la ciyaarayaan Belgium kuwaasi oo qibrad  weyn oo koobka aduunka leh

Xogta Kulanka

*Waa marii ugu horeeysay Belgium iyo Canada isku arkayaan koobka aduunka , kulankoodii hore waxa uu ahaa mid saaxibtinimo , June 1989 ayay Ottawa ku kulmeen waxaana waqtigas laba gool ku badisay Belgium

 

 

* Ma Jiro qaran yurub ah o Belgium kaga badan u soo bixidda koobka aduunka balse kuma guuleysan waligood , waan markii 14-aad ee ay tartankaan ciyaarayaan.

*Belgium iyaga ayaa dhaliyay goolashii ugu badnaa koobka aduunka 2018-kii , 16 jeer ayay shabaqa soo taabteen .

*Tan iyo sanadkii 1994-tii ay ku hor kufeen Saudi Arabia iyado waregega Group-yada la joogo, Belgium waa bilaa guul daro 12  mar oo Group-yada ah

*Canaad markii ugu horeeysay 36 sano ka dib ayay ka qeyb galeysaa koobka aduunka , waxaa ugu dambeeysay 1986-dii