28 C
Beledweyne
Monday, September 16, 2024

Madaxweynaha hirshabeelle oo Muqdisho kula kulmay safiirada wadamada UK iyo Sweden

Baladweyne(Radio Beerlula)- Madaxweynaha maamulka  Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Safiirada Ingiriiska iyo Sweden Ee Soomaaliya, iyagoo ka wada...

Warka Habeenimo ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee  Radio Beerlula, waxana soo jeedinaya Maxamed Cabdi...

Saddex ruux oo lagu eedeyay dilka Axmed Dowlo oo lagu xukumay dil toogasho ah.

Baladweyne(Radio Beerlula)- Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa Xukun dil ah ku ridday saddex ruux oo mid ka mid ah haween tahay  kuwaasoo lagu eedeyay inay...

Kulan looga hadlayo dardar galinta barnaamijka isxilqaan oo lagu qabtay Muqdisho.

Baladweyne(Radio Beerlula)- Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Sidiiq Xirsi Salaad (Warfaa) ayaa maanta guddoomiyay shir ay isugu yimaadeen agaasimayaaha hay’adaha...

Warka Subaxnimo ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka subaxnimo  ee  Radio Beerlula, waxana soo jeedinaya Maxamed Cabdi...

Durufo kala duwan oo heysta barakacayaal ku sugan duleedka magaalada Qardho.

Baladweyne(Radio Beerlula)- Dadkan oo  u badan Xoola Dhaqato  ayaa ku sugan xero barakac oo ku taalla duleedka magalaada Qardhow kuwaasoo ka soo Hayaamay Deegaanada...

Afar ruux oo loo xiray 10 dabil oo ukun ah oo ay ka xadeen...

Baladweyne(Radio Beerlula)- Sida ay qortay warbaahinta Standard ee kasoo baxda dalka Kenyan, booliska Kenya ayaa xidhay afar qof oo lagu tuhmayo inay 10 danbiil...

Maamulka degmada Maxaas oo dalbaday in laga qeyb qaato dhismaha garoonka diyaaradaha Maxaas.

Baladweyne(Radio Beerlula)- Guddoomiyaha degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan Cabdiraxmaan Cilmi Cawaale  oo ku sugan magaalada Baladweyne ayaa sheegay in maamulkooda uu dadaal ugu jiraa...

Dhalinyaro ku nool magaalada Baladweyne oo fursado shaqo ka helay suuqa sarifka...

Baladweyne(Radio Beerlula)- Dhalinyaro badan oo wax baratay ayeey fursado  shaqo abuur u noqdeen suuqyada online ka looga shaqeysto ee sarifka lacagaha qalaad ee forexka...

Warka Habeenimo ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee  Radio Beerlula, waxana soo jeedinaya Maxamed Cabdi...