Kulan looga hadlayo dardar galinta barnaamijka isxilqaan oo lagu qabtay Muqdisho.

0
440

Baladweyne(Radio Beerlula)- Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Sidiiq Xirsi Salaad (Warfaa) ayaa maanta guddoomiyay shir ay isugu yimaadeen agaasimayaaha hay’adaha dowladda oo looga hadlay qorshaha dardar-gelinta barnaamijka is-xilqaan ee lagu dhisayo xarumaha danta guud.

Sidiiq Xirsi Salaad, wasiirka shaqada XFS ayaa sheegay in kulanka looga hadlay heerarka kala duwan ee uu soo maray barnaamijka is-xilqaan iyo sidoo kale qorshaha lagu laba jibbaarayo si looga mira dhaliyo loona gaaro hadafkii laga lahaa billaabidiisa.

Warbixintan waxaa noo haya Cumar Yuusuf Aadan Ameeriko.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here