Tababar ku saabsan sida loo sameeyo gargaarka degdega ah oo lagu qabtay Baladweyne.

0
836

Baladweyne(Radio Beerlula)- Tababarkan oo loo qabtay in ka badan 50 arda y oo wax kabarata machadka Smarta college ee magaalada  Baladweyne islamarkana socday hal maalin ayaa  lagu barnayay sida loo sameyo gar gaarka dag,daga ah ee lagu caawiyo qofka ay soo food saarto xaaladd caafimaad darro ama dhawac soo gaaro.

Warbixintan waxaa noo haya Cumar Yuusuf Aadan Ameeriko.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here