25 C
Beledweyne
Sunday, September 8, 2024

Carlo Ancelotti oo fariin digniin ah u diray ciyaartoydiisa kooxda Napoli kahor kulanka Arsenal

Baladweyne(Radio Beerlula)-Macalinka reer Talyaani ee kooxda Napoli Carlo Ancelotti ayaa ka codsaday ciyaartoydiisa inay toosaan kahor kulanka ay kula ciyaari doonaan Arsenal tartanka Europa...

HORDHAC : Chelsea VS West Ham Uited ? kaga bogo macluumaadka kulankan oo dhameestiran

Baladweyne(Radio Beerlula)-  Kooxda Chelsea ayaa kulan xiiso badan kula yeelaneysa garoonkeeda isla Kooxda Reer Londone ee West Ham kulan katirsan horyaalka Premier League . Bules...

Tottenham Hotspur oo ka mid ah shan kooxood Ee Raadinaya Aleksandar Mitrovic

Baladweyne(Radio Beerlula)- Tottenham Hotspur ayaa lagu soo waramayaa inay ka mid noqotay shan kooxood oo xiiseynaya weeraryahanka kooxda Fulham Aleksandar Mitrovic. Cottagers ayaa bixisay 22...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Barnaamijka  Ciyaaraha Radio Beerlula, waxana soo jeedinaya Cabdulqaadir Cumar Ibraahim...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Barnaamijka  Ciyaaraha Radio Beerlula, waxana soo jeedinaya Cabdulqaadir Cumar Ibraahim...

HORDHAC : Real Madrid VS Eibar? Kaga bogo macluumaadaka kulankan oo dhameestiran

Baladweyne(Radio Beerlula)- Kooxda Real Madrid oo dharbaaxo kulul kala soo kulantay kooxda Velencia dhawaan ayaa caawa waxa ay garoonkeeda ku marti qaadeysaa Kooxda Eibar...

Juventus VS AC mlin ? Xidigaha maqan , xaqiiqooyinka ciyaarta iyo safafka macquulka ah(Hordhac)

Baladweyne(Radio Beerlula)- Kooxda Juverntus oo weyneysa laacibkood Ronaldo ayaa caawa waxa ay garoonkooda ku maqti qaadi doonaan kooxda Ac Milan kulan ka tirsan horyaalka...

HORDHAC : Barcelona VS Atletico Madrid ? Xogta kulanka iyo xaqiiqooyinka laga diwaan giliyey...

Baladweyne(Radio Beerlula)- Kooxda Barcelona ayaa kulan xamaasad iyo xiiso badan garoonkeeda kula yeelan doonta Kooxda Atletico Madriid kulan ka tirsan horyaalka La Liga ee...

Kooxda Liverpool oo la wareegatay hogaanka horyaalka

Baladweyne(Radio Beerlula)- Kooxda Liverpool ayaa guul muhiim aheyd ka gaartay Kooxda Southampton kulan ka tirsanaa horyaalka Premier League , natiijada ciyaarta ayaana ku dhamaatay...

Barnaamijka Falanqeynta Ciyaaraha ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Barnaamijka  Falanqeynta ciyaaraha ee Radio Beerlula, waxana soo jeedinaya Cabdulqaadir...